CINWAANKA VI FOOMKA WADA SHAQAYNTA SHACABKA-Somali

Share & Bookmark, Press Enter to show all options, press Tab go to next option
Print
Please correct the fields below:

Fadlan akhri kahor inta aanad kasii ambo qaadin. Buuxinta foomkan gebi ahaanba waa ikhtiyaar. Waajib kuguma aha inaad keento macluumaadka loo baahan yahay si aad uga qayb gasho kulankan.

Macluumaakda halkan lagu bixiyay waxaa ka waajiba shuruucda bixinta Gobolka Washington (Xeerka Dib U Eegida Lagu Sameeyay ee Washington (Revised Code of Washington, RCW) 42.56)

Ujeedada: Sida uu dhigayo Cinwaanka VI ee Sharciga Xuquuqda Madabiga ee 1964 iyo maamulida la xidhiidha, Magaalada SeaTac waxay xaqiijisaa in qofna aan laga reebin ka qayb galka, diido gunooyinka, ama lagula kaco takoor siday doonto ha noqotee wax kamid ah barnaamijyada, siyaasada, ama hawla Magaalada ee
oo ku salaysan qoomiyada, midabka, ama meesha uu kasoo jeedo qofku). Macluumaadka foomkan lagu uruuriyay waxa uu hormar ku samaynayaa sida aanu ugu adeegno shacabka ee waxa uu gacan ka gaystaa uruurinteena macluumaadka iyo ka qayb galka shacabka ee waajibaadka hoos yimaada Cinwaanka VI.

Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan nidaamkan, fadlan la xidhiidh Bhumenay@seatacwa.gov ama la hadal 206- 973-4811.
SIB KOODHKA
QOOMIYAD-Dooro dhamaan inta ay khusayso
QOOMIYAD-Dooro dhamaan inta ay khusayso
AQOONSIGA JINSIGA
AQOONSIGA JINSIGA
DA'DA
DA'DA
QABA LAXAAD LA'AAN
QABA LAXAAD LA'AAN
MEESHA UU QOFKU KASOO JEEDO
MEESHA UU QOFKU KASOO JEEDO
LUUQAD KOWAAD EE AAD GURIGA KAGA HADASHO
LUUQAD KOWAAD EE AAD GURIGA KAGA HADASHO
WADARTA DAKHIGA QOYSKA
WADARTA DAKHIGA QOYSKA